Qeexid

"Nooc kalluunka badda ka mid ah oo af dubba ah leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gareen oo kali ah:
  • Waxyabahaasi waxay iga gargareen in farxaddii noloshaydu dib iigu soo noqoto.
  • Kulankii Baarlamaanka ee maanta ayaa sidoo kale looga hadlay qodobadii dib u heshiisiintii ay DF iyo Isbahaysiga ARS-Jabuuti ku gareen dalka Jabuuto, taasoo qodobadeeda ugu muhimsan ay ahayeen in la kordhiyo Xildhibaanada.