Qeexid

"G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn."

Qeexid Kale

Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi karin.

Qeexid Xigta

Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gardiid oo kali ah:
  • Ma gardiidnimaa cabashadda Kulmiye mise garawshiiiyo ayey u baahan tahay?
  • Riwaayadda magaceeda la yidhaahdo Gardiid waa alla diid waxa hal abuurkeeda lahaa abwaanka la yidhaahdo Saxardiid Maxamed, wuxuuna sameeyey sanadkii 1959-kii waana riwaayadii u horeysay ee uu sameeyo Abwaanku.