Qeexid

"Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gardarro oo kali ah:
  • Cumar Jacfaan ayaa noqonaya guddoomiyihii ugu horreeyay ee ay xirtaan ciidamada Ethiopia, dibna u hela xorriyadiisa, iyadoo Max'ed dheere uu xariga guddoomiyaha Huriwaa ku sheegay mid gardarro ah.
  • Waxa wax laga subxaanalaysto ah oo hore looma arag ah masuuliyiinta gobolka iyo kuwii deegaanka oo dhamaantood xad-gudub, gardarro iyo been abuur ah isku wada raacay iskagana mawqif ah noqday dulmiga.