Qeexid
Cid gardarro ku samayn.
[-stay, -satay]
f.g3Cid gardarro ku samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld gardarraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gardarraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gardarrayso. ld gardarraysad, gardarraysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax, inuu garyahay qirid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Garays xirasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Garraar xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Timaha darro marsasho. ld tarrayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld gardarro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Guuldarro la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Ku g.: waxaan gar ahayn qof ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg gardarroo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld darrayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax gardarro falay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho.
Qeexid Xigta: Jirro ka bogsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qof jarraysimo raadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Garraar xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Garsheegasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah.
Qeexid Xigta: Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garrow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Guntiino midabbo leh oo haweenku xirtaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya.
Qeexid Xigta: ld garramid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-raabay, -rowday; -raabi) U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]