Qeexid

Si loo xambaaro, ilmo afartan beri jirey lugaha u kala bixin; bannaanbixin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gardaadi oo kali ah:
  • Jaamacadda Camuud oo hada 10 sano jirsatay, waxa ay soo gardaadisay in ka badan 700 oo aqoon yahan, kuwaasi oo bartay laamaha kala duwan ee cilmiga.
  • Oo loola jeedo goobtii geesi godkii aakhiro loogu diray, geesi kale ha lagu gardaadiyo.