Qeexid

ld garcasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garcad oo kali ah:
  • Afhayeen u hadley odyashan ayaa sheegey in birahaan loo daadgureynayo Garcad oo ka tirsan gobolka Mudug si dakad looga dhiso waa sida ay hadalka u dhigeene.
  • Wasiirka oo maanta booqasho ku gaarey deganka Garcad halkasoo ku dhumaleystan kooxo burcad badeed ah ayaa waxaa weerar kadis ah ee koxdaas ku qaadey wuxuu sababey dhimasho iyo dhaawac.