Qeexid

"Geed cadaadka u eg kase weyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garbi oo kali ah:
  • Laakiin nasiibdarro, dhiiggii oo gobo’leynaya weli damiirlaaweyaashii gurbaankoodii qabyaaladda ayay gubta ku hayaan, waxmagaratadiina godkii abeeso ayay sidii iskugu garbinayaan oo isku gurayaan.
  • Walaw kaambaynka xisbigiisu noqday mid kaga sanqadhiya dhamaan magaalooyinka dalka oo dhan, dadka siyaasadda isku garbiyaana waxay ku xantaan inuu yahay nin siyaasadda ku caban, ama ku damqada oo dhiirashaduna ka naaqusantahay.