Qeexid

"Wax garasho waayidda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garanwaa oo kali ah:
  • Waxaase dhibaatada ugu weyn ee dadka soo waajahday waxay ahayd iyagoo kala garanwaayay calaamaha ururada gaar ahaana dadka da’da ah taasoo khalkhal ka galisay sida ay codkooda u bixinayaan.
  • Maalinkii codka loo qaadi lahaa mustaqbalka Afhayeenka baa Baarlamaanka gudahiisa waxaa ka dilaacay buuq iyo isafgaranwaa, taasoo ku kaliftay Afhayeen Xil.