Qeexid

"(-nno, m.dh) Hu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garan oo kali ah:
  • Nabhaan oo uu Mareykanka aamisan yahay inuu yahay hogaamiyaha Al-Qaacidada Geeska Afrika, ayaan la garanayn goob uu ku sugan yahay, waxaase uu sheegay in dagaalada Somalia ay yihiin kuwo ay Al-Qaacida dabada ka riixayso.
  • Sidaa daraadeed, ayaanu Madaxweynaha waxaanu u soo jeedinay Madaxweyne wixii aad qaban wayday 9 sanno maanta garan mayside, baaqiga ha waalin.