Qeexid

"(garac/-cyo, m.dh) Ilmo aan meher ku dhalan; wacal; wecel."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garac oo kali ah:
  • Meelaha ka tirsan Puntland ee ay weli ku hareen burcadda badaha sida magaalada Garacad ayuu si gaara farta ugu fiiqay wasiirku inay ciidamada NATO ka wada hawlgeli doonaan oo ay soo afjari doonaan.
  • Dagaalkan ayaa sida wararka lagu helyo waxaa bilaabay kooxda hubaysan ee ku sugnayd deegaanka Garacad kuwaasoo damacsanaa in lacagta kala wareegaan.