Qeexid

"eeg garabtaagan. ld garabtaagnaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garabtaagnaan oo kali ah:
  • Jaamacada Carabta oo Dowlada cusub ee Soomaaliya u yaboohday lacag gaareysa 1 milyan Doolar "anaga waligeen waan garabtaagneyn walaaleheen Soomaaliyeed haddana waan garabtaagnaan doonaa anagoo dhinac kasta ka taageeri doono"ayuu yiri Mr Samiir xusni..
  • "anaga waligeen waan garabtaagneyn walaaleheen Soomaaliyeed haddana waan garabtaagnaan doonaa anagoo dhinac kasta ka taageeri doono"ayuu yiri Mr Samiir xusni safiirka Soomaaliya u fadhiya Jaamacada carabta.