Qeexid

"Wax, wax taageeraya ahaansho (cid)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garabtaagan oo kali ah:
  • Afhayeenku, wuxuu sheegay in hubka ay ciidamadan wataan ay yihiin kuwo ay iska soo ururiyeen shacabka ku nool Muqdisho, ayna taasi caddeyn u tahay sida ay u garabtaagan yihiin dagaalka ay ku baaqday Xarrakada.
  • Madaxweynaha Yeman Cali C/lla Saalax ayaa hore u sheegay in uu taageersanyahay Dowlada uu madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed,islamarkaana Dowlada Yaman Habeen iyo Maalin ay garabtaagantahay Dowlada Soomaaliya.