Qeexid

"Fidinta gorayo, cantalaay iwm ay baalka fidiyaan; is g.: qof taageerid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garabtaag oo kali ah:
  • "Puntland waxaan usoo jeedinayaa in ay nabada ka shaqeyso anaguna nabada ayaan garabtaaganahay"ayuu yiri Madaxweyne Siilaanyo oo intaas ku daray in wax laga xumaado in xiligaan lagu dul dagaalamo dad shacab ah oo ay heystaan Abaaro baahsan.
  • Afhayeenku, wuxuu sheegay in hubka ay ciidamadan wataan ay yihiin kuwo ay iska soo ururiyeen shacabka ku nool Muqdisho, ayna taasi caddeyn u tahay sida ay u garabtaagan yihiin dagaalka ay ku baaqday Xarrakada.