Qeexid

"Cid taakulayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garabsii oo kali ah:
  • ILAAHAY ajar haka siiyo Khayr haka siiyo anagana waxay inaga mudan yihiin ALLAHA ina garabsiiyo."
  • Axmed Madoobe ayaa sheegay in Ciidamada deegaanka ee lagu soo tababaray dalka Kenya uun soo dhoweynayay, isla markaana hadii xataa uu dagaalada ku garabsiinin uu fagaaraha u baneyn doono si ay uga dagaalamaan Jubooyinka.