Qeexid

"ld garabsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garabsad oo kali ah:
  • Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in heshiiskaas uu ahaa mid looga dan lahaa in labada dhinac ay iska garabsadaan dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab iyo Xisbul Islam, balse dhinaca dowlada uu ka burburay heshiiskaas.
  • Garwaaqsada, xag derejo iyo xag mansaba maanta sidaad tihiin u wada socondoontaan ee is-garabsada si aad ugawada gaashaamataan ugana lib keentaan caqabadaha faraha badan ee socodka noloshiinna ka hor imaandoona.