Qeexid

"garab'aydo m.dh Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooye."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garab oo kali ah:
  • Sedexda Mudane ee maanta Baarlamaanka Xasaanada kala noqdeen waxay kala ahaayeen: Eedaymaha lagu eedeyey Xildhibaanada xilka laga qaaday ayaa ahaa sidatan; B) garab siinta kooxo doonaya kala goynta Puntland.
  • Weerarkan oo ay fuliyeen dagaalyahan ka tirsan garabka miletari ee ururka XAMAAS oo la yidhaahdo Cisu-diin Al-Qasaan, waxa ay sheegeen war ay ka soo saareen dhacdadaasi in dhinacooda ay kaga shahiideen laba mujaahid oo hawlgalkaasi fuliyay.