Qeexid

"(-shyo, m.dh) Meesha baabuurta lagu dayac-tiro ama habeenkii la dhigto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garaash oo kali ah:
  • Allaha u naxariistee Yuusuf Farey ayaa dilka loo geystay xilli uu isku diyaariyay in uu aado goobtiisha shaqo isla markaana garaash ku yaalla degmada Dharkenley kala soo baxayay gaarigiisa balse halkaas ay kooxaha hubeysan ku dileen.
  • Caato ayaa sheegay in hubka laga qaaday hoygiisa iyo Garaashkiisa uu ahaa hubkii isbahaysiga SNA kaydka u ahaa,waxay ahayd in aniga la igala soo xiriiro, taasina ma dhicin wixii cawaabqib xuma ah iyaga ayaa ka mas’uul ah.