Qeexid

"(-ro, m.l) 1.Jileec xusullada gacmuhu yeeshaan oo gadaal gacmuhu u jirdaacmaan. 2.Duuduub iyo mardimo dadka cayilani surka ku yeeshaan. 3.Dhaqdhaqaaq; dikaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garaar oo kali ah:
  • Madaxweynaha ayaa wasiirada u sheegay in ay howlo badan sugayaan sida la dagaalanka Al- Shabaab, la dagaalanka mooryaanta gaysta falal dambiyo ah iyo garaarka shacabka ay saamaysay abaartu.
  • Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha, ayaa horay ugu eedeeyay Al-shabaab inay caruurta ka dhigtaan Askar, waxaana goobaha ay ku sugan yihiin kooxdan lagu arkaa caruur badan oo qoriga AK-47-ka ah garaarsan, xiisana u qaba inay dagaalamaan.