Qeexid

"(-dyo, m.dh) Nin qolo madax u ah; ugaas; wabar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garaad oo kali ah:
  • Odayow gadhooska li waad iga gadhweyntee, garaad miyaad I dheertay.
  • Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibada; Cismaan Garaad Soofe.