Qeexid Kale

ld garaac1 (3), garaacis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garaacid oo kali ah:
  • Taas oo ay kuu dheer tahay manaxayaasha ku wada garaaciddooda, marka gaadhiga ay ku rasaynayaan dadka sida agabka isku dul buuxshaan.
  • Cidamada Baambayda oo halkaasi heegan ku ahaa ay bilaaben garaacida astaanta qaranka Soomaaliyeed iyadoona musikadii astaanka lagu saaray calanka Somalia.