Qeexid

"Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto."

Qeexid Kale

ld garaacid.

Qeexid Xigta

Nuugid badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garaac oo kali ah:
  • Dalka Hungary ayaa isna waxa uu yeeshay 11 dhibcood, kadib markii 5-0 ku garaacay dalka San Marino.
  • "Dagaalka waxaa soo qaaday ciidamada DF oo kaashanaya kuwa AMISOM, waxayna khasaare badan gaarsiiyeen rayidka, markii ay madaafiic ku garaaceen xaafadahooda" ayuu yiri Sh.