Qeexid

"Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga."

Qeexid Kale

Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.

Qeexid Xigta

Halka ay isaga yimaadaan labada daan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gar oo kali ah:
  • Cabdullaahi Saciid Samatar oo maalmahan ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa maanta gaaray magaalada Qardho, isagoo ugu sii gudbay dhinaca magaalada Boosaaso ee gobolka Bari oo inta badan xarun u ah wasiirka.
  • Afartaas qodob mid qudh ah oo ka mid ahi haddii uu dhaboobo xaqiiqo ahaan garta guusheedu Carraale ayey si fudud u raacaysaa.