Qeexid
ld docfaruur1.
ld docfaruur1.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: ld docfaruurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geed gaab laamo dhuudhuuban oo miro hurdi ah macaan oo la cuno leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin.
Qeexid Xigta: Bushin dillaacin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cirir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Labada bushumood oo afka nafleyda middood.
Qeexid Xigta: (daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Gantaal ganid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld gantaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax la ganay oo fallaar iwm.
Qeexid Xigta: Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa.
Qeexid Xigta: Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooban.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gandoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gantooban. ld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld gantoobnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]