Qeexid

"Ugaar fallaar ku dhufsasho. ld geno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gano oo kali ah:
  • Dowladda Federaalka ayaa maalmihii u dambeysay ku cel celineysay in Suuqa Bakaaraha uu yahay meelaha laga soo abaabulo dagaalada, isla markaana Madaafiicda laga soo gano.
  • Mudane diiday in magaciisa aan xigano ayaa u sheegay Garowe Online in murankan uu salka ku hayo in Sh.