Qeexid

"Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka."

Qeexid Kale

ld gannadid.

Qeexid Xigta

Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gannad oo kali ah:
  • Ciidamada DFKMG ah iyo kuwa Raaskambooni ee iyagana ku sugan Dhoobley iyo deegannada ku dhowdhow ayaa waxay halkaas ka wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan si ay u difaacdaan deegaannada ay kaga sugan yihiin Gobolka Jubbada Hoose.
  • Waxa uu sheegey inuu aad uga xun yahay in halkaas laga saaro barakacayaasha, iyadoo aan la siin war gelin muddo ku filan oo ay deegannadaasi uga guuri kareen.