Qeexid
Geed iwm jirridda ka jarid.
[-uumay, -uuntay, -uumi]
f.g1Geed iwm jirridda ka jarid.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Geed iwm wax jirridda laga jaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Haruub yar oo xoolaha lagu maalo (ari).
Qeexid Xigta: Ceel, meel salkiisa ka mid ah oo biyo ka soo maaxdaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Biito; nooc ciyaar caruureed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ganguun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh.kh Qof fil weyn oo aan da'du ka muuqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ganguuman. ld ganguumnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Ul yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo baalal ku leh oo qaansada laga gemo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld ganguumnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno,/-ummo, m.dh) Bur weyn oo madax buuran leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: Madax timo ka wada xiirid.
Qeexid Xigta: Laamo iwm baarka sare ka jarid.
Qeexid Kale: Si xun u abaahin (awr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld gen.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Qeexid Xigta: Labada ilig ee sare middood.
Qeexid Kale: Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Haan, dhiil iwm haruub ku daboolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda.
Qeexid Xigta: Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.
Qeexid Kale: Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Wax si wacan u dhisid (aqal).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ganuuni. ld ganuunis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc jaadka ka mid ah oo tuulada Gangeeti ka baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ganuun u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ganuunin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ntay, -natay
Qeexid: Ugaar fallaar ku dhufsasho. ld geno.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]