Qeexid
Nooc jaadka ka mid ah oo tuulada Gangeeti ka baxa.
Nooc jaadka ka mid ah oo tuulada Gangeeti ka baxa.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Qof saarleyda booranaha ugu sareeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Wax si wacan u dhisid (aqal).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -uumay, -uuntay, -uumi
Qeexid: Geed iwm jirridda ka jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda.
Qeexid Xigta: Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.
Qeexid Kale: Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Qeexid Xigta: Labada ilig ee sare middood.
Qeexid Kale: Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld gen.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ganguun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Geed iwm wax jirridda laga jaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gangaan. ld ganguumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ganguuman. ld ganguumnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld ganguumnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]