Qeexid

"(-nayaal, m.l/dh) Bir, qori, iwm qaroofan oo wax la suro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gane oo kali ah:
  • Taliyaha qeybta booliska gobalka Shabeelaha hoose Mr Cali Ganey ayaa sheegay in kooxaha ka soo horjeeda dawlada u suura gashay in ay qabsadaan labo gaari, isagoona qiray in dhimasho iyo dhaawac ay soo gaartay askarta la socotay gaadiidkaas.
  • Ciidamo faro badan oo dheeraad ah watana Gawaari dagaal ayaa xalay waxay soo gaareen Buurta Jande kundishe oo ay horey u daganeeyeen Ciidamo Itoobiyaan ah waxaana la sheegay inay gurmad ahaayeen oo ay kabayaan Ciidamada halkaas deganaa oo aad u yaraa.