Qeexid

"Wax la tuuray ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld genan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ganan oo kali ah:
  • Degganansho ka dib dagaalkii ugu darnaa Somaliya 15 sano Xasillooni ilaa Axada ayaa ku soo noqotay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, ka dib markii ciidammada Itoobiyaanka iyo mallayshiyada Islaamiyiintu ku dagaallameen halkaa muddo afar maalmood ah.
  • "Mar walba waxaan u tagananahay shacab iyo xukumad inaan gacan siinno walalahena Reer Somalia" ayuu mar kale yiri Madaxweyne Geelle oo intaas ku daray in dhibaatadu ay tahay mid ay jecel yihiin inay dhamaato.