Qeexid

"(-fyo, m.dh) Gafuur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ganaf oo kali ah:
  • Wasiirku wuxuu sheegay inuusan wax shuqul ah ku lahayn arintaas isaguna uusan hogaaminayay wafdiga ay ka hareen dhowrka qof ee la sheegay inay ku dhuunteen dalka Germany, isagoo ganafka ku dhuftay eedeyntaas.
  • C/lahi Yusuf oo diidey hadalka Geedi Cabdulahi Yusuf oo wareysi siinayay laanta af-somaliga ee VOA ayaa ganafka ku dhuftey hadal dhowaan ka soo yeeray Ra'isal wasaare Geedi kaas oo sheegayay in Green Zone laga sameeynayo magaalada Muqdisho.