Qeexid

"Xirfad ku saleysan is dhaafsi badeeco, lacag iwm."

Qeexid Xigta

ld ganacsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ganacsi oo kali ah:
  • Qaraxyadan ayaaa waxa ay qal qal galiyeen howlihii ganacsi ee suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybaha ay qaraxyadu ka dhaceen.
  • Qaar ka mid ah Ganacsatada Suuqa Kaaraan oo ka Cabanaya Bur-burin Goobahoodii Ganacsi ay u geysteen Maamulka Degmadaasi.