Qeexid

"Dad meheraddooda tahay ganacsi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ganacsato oo kali ah:
  • Talaabadaan ayaa ah mid horey looga qaadey ganacsato raashin kala soo dagtey dekada magaalada Kismayo.
  • Xaflad ballaadhan oo loo sameeyey furitaankii suuqan cusub waxa ka qaybgalay masuuliyiin sare oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, Xildhibaanno, ganacsato iyo marti-sharaf kale oo lagu martiqaaday.