Qeexid

"Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda."

Qeexid Kale

Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.

Qeexid Xigta

Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gan oo kali ah:
  • Sidoo kale waxaay jaaliyada Puntland Diaspora Forum ee dalka Norway u mahad celinaysa saxaafada had iyo jeer la garab taagan taagerida iyo wada shaqayntooda aad bayna u mahadsan yihiin.
  • Suuq Bacaad oo ah suuqa labaad ee magaalada Muqdisho ayaa ka mid ah goobihi sida weyn loo soo camiray waxaana marka aad dhex mareyso aad dareemeysaa buuq iyo ganacsi xoogan oo halkaasi ka socda.