Qeexid
Qof lixaad leh ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Qof lixaad leh ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: ld gamranaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld gamuuxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax amar lasiiyay ahaansho (cid).
Qeexid Xigta: La khaliifayahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Hu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld gamranaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax aan geeso lahayn ahaansho (sac).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la khayaamay ahaansho (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax badan oo meel wada fadhiya noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya.
Qeexid Xigta: ld garramid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Garsheegasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Qeexid Xigta: Labada ilig ee sare middood.
Qeexid Kale: Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: gam'id m.f.dh eeg gama'2. ld gama'1 (2).
m.l
Qeexid: Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda.
Qeexid Xigta: Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.
Qeexid Kale: Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld gen.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: gam'iwaayid m.f.dh eeg gam'iwaa2.
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo qof ama wax dilidda. Tus. “G. ka sii”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: gam'iwaa1 m.l Hurdada oo la iska waayo.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: gam'i f.g2 Nafley hurdisiin.
Qeexid: gam'in m.f.dh eeg gam'i.