Qeexid
ld gemboon.
[-naa, -nayd]
gamboonaa
gamboonayd
f.mg4ld gemboon.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Geed qodxo dhaadheer iyo caleemo kharaar leh oo geela cunaa ku dhinto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Bur weyn oo madax buuran leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld gemboonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan.
Qeexid Xigta: Kumi (lacag).
Qeexid Kale: Geeso xoolaad oo gadaal u jeeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabbo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Haweenka inta gambo xirata oo la qabo ama la guursaday; naago, dumar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld gemboonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax afka loo rogay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld gembi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gembiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wambar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Neef lo' ama riyo ah oo aan geeso lahayn; seenyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gabbasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -may, -ntay
Qeexid: Dhul geedo ka dhammayn.
Qeexid Xigta: Madax timo ka murxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gembiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haan gorof ah oo la tuuray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld gembiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oomay, -oontay; -oomi) ld geddoon2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]