Qeexid

"Haweenka inta gambo xirata oo la qabo ama la guursaday; naago, dumar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gambooley oo kali ah:
  • Hal qof ayaa ku dhintay inta la xaqiijiyay laba qof oo kalena waxaa gaaray dhaawacyo, kaddib markii dagaal xooggan ka dhacey degaanka lagu magacaabo Gambooley oo ku yaalla dhanka galbeed ee Degmada Jowhar; xarunta Gobolka Shabelladda Dhexe.