Qeexid

"(-llo, m.dh) Bur weyn oo madax buuran leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gambool oo kali ah:
  • Dagalkaan oo ahaa mid ku bilowday si lama filaan ah ayaa wuxuu u dhexeeyay kooxo isku haysta dhul daaqsin ah iyo ceelal ku yaalla Gambooley oo ku taalla xuduudda u dhexeysa Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe.
  • Kulamo noocaan oo kale ayaa horey loogu qabtey Dugsiga Sare ee Gambool oo ay dhigtaan Ardey aad u badan, waxaana had iyo jeer walaac xoogan laga baxshaa dhaawaca soo gaarey afka hooyo mudada burburka lagu gudajiro iyo sidii lo bad-baadin lahaa.