Qeexid

"Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan."

Qeexid Kale

Geeso xoolaad oo gadaal u jeeda.

Qeexid Xigta

Kumi (lacag).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gambo oo kali ah:
  • Ciise Siciid Maxamuud (Ilkaboqol) Aamino Aw-Aadan Ibraahim Gambool Caasho Aw-Aadan Ibraahim Gambool iyo Jaaliyada Nugaal ee UK iyo Bahda Puntlandpost.
  • Xaflad lagu qabtey Dugsiga Sare ee Gambool oo ku yaala Magaalada Garoowe ee Caasumadda Maamulka Puntland ayaa lagu soo bandhigey wacyi galin ku aadan sidii bulshadu ay isaga ilaalin lahayd cudurka AIDS-ka iyo feyraska keena ee HIV.