Qeexid

"ld gembiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gambin oo kali ah:
  • Dhanka kale, Afhayeenka u hadlay Ahlusuna ayaa sheegay in ururkooda uu gacanta ku dhigay dad waday qorshayaal ay ku afgambinayaan maamulkooda ka dhisan gobolada dhexe, ayna ku xukumeen xabsi gaaraya min 1-sano.
  • Ururada Al-shabaab iyo Xisbul Islam ayaa wacad ku maray inay afgambinayaan DF, oo ay ku eedeeyeen inay dalka soo gelisay ciidamo shisheeye ayna ka horjeeda in la isku xukumo diinta Islaamka.