Qeexid
Gambo madax saarasho.
[-stay, -satay]
f.mg3Gambo madax saarasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld gambaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gambaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax madaxa gambo u saarantahay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gambaysan. ld gambaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gambayso. ld gambaysad, gambaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ku g.: galab meel joogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gabbasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wambar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld goggobayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Taxambo samayn. ld taxamboolayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax, inuu garyahay qirid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Garays xirasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Garraar xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xoolo gaso ku xaraysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld gambaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld gabbasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld guruddambays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan.
Qeexid Xigta: Kumi (lacag).
Qeexid Kale: Geeso xoolaad oo gadaal u jeeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld gembi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gembiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabbo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Galsho samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]