Qeexid

"(-rro, m.dh) Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wambar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gambar oo kali ah:
  • Hodan oo ah xaaska Mahad ayaa maalin iyadoo aad u murugaysan inta ay gambar hoos yaalay geed weyn oo daaradda gurigooda ku yaalay fadhiisatay dhabanada qabsatay.
  • Ibrahim Gambara ayaa sidoo kale sheegay in xubnaha golaha amaanka ay walaac ka muujiyeen xasilooni darada iyo xaalada xadgudubka bani'aadimada ee ka jirta Somalia.