Qeexid

(-syo, m.dh) Warmaha yaryar jaad ka mid ah; hooto, dhegley.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gamas oo kali ah:
  • Marka habeenkii laga sii rawaxayana urta sigaarka iyo daacada qaadka ayaa isku darsama oo meesha qaab darraanteeda dib ha ugu soo noqon baa ku qabanaysa, lagamase maqnaado ee berriba waa la joogaa.
  • Garbiduu ku tiirsaday nimaan, loogu geli doonin Oo gabanta foodda leh hub iyo, gamas u soo qaata Giiryaale diricaan arkee, sheeg haddaad garato?