Qeexid

"gam'i f.g2 Nafley hurdisiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gam oo kali ah:
  • Inkasta oo ay ka maagtay in ay si buuxda ugu biirto Fannaaniinta, haddana marna kamay qoob-qaadin fanka, waxayna muddo dheer gacanta ku haysay kooxda ubaxa degamada Sheekh ee Gobolka Togdheer.
  • Rajada ah in kacdoon dadweyne lagu af-gambiyo Sadaam Xuseen aad ayay u yar tahay oo lagama yaabo in inta ay dadweynuhu gadoodaan ay Sadaam Xuseen ku bedelaan dad ay iyagu soo doorteen.