Qeexid

"(galti/-iyo, m.dh) Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galti oo kali ah:
  • Horaantii qarnigii 19aad waxaa jirey labo deegaan oo la kala yiraah Galti iyo Reer Guri.
  • Taas waxaa lama huraan ka dhigay deganaansho la’aanta reer marehaan ah (the Galti tribe of the Marehan Somali), kuwaaso mar dambe soo gallay degaanka dowladda Ingriiska (British territory), kana soo qaxay koonfurta Soomaaliya.