Qeexid

"Labka fiinta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galow oo kali ah:
  • Wararka): Dawladda Talyaaniga waxay wadaa dadaal ku jeeda sidii loo xakameyn lahaa soo galowga bilaa sharciga ah.
  • Dayax dhacay intuu waa ka galay, waysla diriraayey Sidii aar damqaday oo cartaan, doobbaha u giijey Dibnihii aan ilkaha ku qabsaday baan, daa’im ku abaabshey Galow sidii markii wax aan damcaba, wayska dananaayay!