Qeexid

"Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh."

Qeexid Kale

Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo.

Qeexid Xigta

Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galool oo kali ah:
  • Baabuurkii wuxuu gebi dhacleeyaba waa iyo gabadh timo tidcanayd iyaku dhulba ulama ay dhicin naf oo kolkiiba waa ay ka koktay,waxa ay madaxa ku dhufteen geed galool ah oo uu gaadhigu jiidhay baaxaadeggii.
  • Boon waxaa la dhahaa firimbi laga sameeyay Angalool weyn oo afkiisa aad u balaaran, waxoo leeyahy cod aad u weyn.