Qeexid
eeg galmoo.
eeg galmoo.
magac / noun
Fal / verb
Lab / masculine
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: U g.: nin, naag u tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Isu tegidda ragga iyo haweenka.
Qeexid Xigta: ld gelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dulmi; gardarro, eex.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld geyood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Lo'gisi iwm weyrixid.
Qeexid Xigta: Dad badan, wax ay diiddanyihiin si adag uga dhiidhiyid. ld gedaad2, gedood2, gidaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan.
Qeexid Xigta: Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin.
Qeexid Kale: ld gadoodid. ld gedaad1, gedood1, gidaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg galiilyoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld qandood2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Qeexid: (f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid.
Qeexid Xigta: (f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg sulmoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg gaajoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gabbasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel godan oo biyo ku jiraan.
Qeexid Xigta: Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nuur dayaxa isku wareejiya.
Qeexid Xigta: Buqshad.
Qeexid Kale: Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qandoodid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg lulmoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gablool1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg gabshoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Maro; dhar; go'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]