Qeexid

"Isu tegidda ragga iyo haweenka."

Qeexid Xigta

ld gelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galmo oo kali ah:
  • Sidoo kale waxay kala yihiin, Utagto iyo Lootagto, dhanka isdirgalmoodka dumarka.
  • Tusaale ahaan, sebenkii Cumar bin Khaddaab, haweenay uur leh baa waxay ku doodday in lagu khasbay galmo, kaddib markii ninku u diidey inuu biyo ka waraabiyo jeer ay isu dhiibto, iyaduna biyaha ay aad ugu oommanayd.