Qeexid

Geed ka mid ah dalagga la beerto oo leh caleemo balballaaran, dhaadheerna, wuxuuna dhalaa iniino badar oo la cuno lagana miiro saliid; arabbikhi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galley oo kali ah:
  • Galleyda waxayna dunida intiisa kale oo dhan ku faaftay maadaama ay leedahay awood ay ku bixi karto cimiladdo kala duwan.
  • “Shacabku waa inay ka tashadaan Hay’adaha Gargaarka oo ay iyagu iskaalmeeyaan waayo waxay ka sugayaan Hay’adaha gargaarka waa Galley Quruntay” ayuu yiri Tarsan.