Qeexid

(f.g) Cid abaal u gelid si abaalgud looga helo.

Qeexid Xigta

(f.mg) Ku g.: cid nimco weyn siin (Eebbe).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galladayso oo kali ah:
  • Waxaan kuugu nimid inaad sii dayso wiilkeena kula jooga, waxaana soo qaadanay wixii hanti ah ee aan ku furanaynay wiilkeena, ee nagu galladayso oo wiilka aan ku furanno waxaad doontid oo hanti ah”.
  • Waxaan kuugu nimid inaad sii dayso wiilkeena kula jooga, waxaana soo qaadanay wixii hanti ah ee aan ku furanaynay wiilkeena, ee nagu galladayso oo wiilka aan ku furanno waxaad doontid oo hanti ah”.